wargeyskadawan.com
Shaqaaqo ka Dhacday Gobolka Sool oo sababtay Khasaare Nafeed
Laascanood-(Dawan)-Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa ka warbixiyey shaqaaqo ka dhacday dulleedka dhinaca Waqooyi ee magaaladda Laascaanood, shaqaaqadaas oo salka ku haysay ar…