wargeyskadawan.com
Akhri: Magacyada Murrashaxiinta KULMIYE, ee gobolka Togdheer oo la shaaciyey
Burco (Dawan) Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo saaray liiska Murrashaxiinta xisbigaasi ee gobolka Togdheer, gaar ahaan murrashaxiinta golaha wakiillada iyo Golaha Deegaanka.