wargeyskadawan.com
Markab Sida Wiishashka Dejinta Iyo Rarista Koontiinarada Dekeda labaad ee Berbera oo Soo Gaadhay Berbera
Berbera (Dawan) Waxa dekadda magaalada Berbera ku soo xidhay Markab sida wiishashka dejinta iyo rarista koontiinarada dekadda labaad ee Berbera, Wiish weyn oo lagu magacaabo Shanghai 29. Guddoomiya…