wargeyskadawan.com
Guddida ka Hortagga xannuunka COVID-19 ee Somaliland oo Go’aamo soo saaray.
Hargeysa (Dawan) Guddida ka hortaga heer Qaran ee Covid-19, oo maanta kulan ku yeeshay aqalka madaxtooyada Somaliland, ayaa soo saaray go’aamo lagaga hortago faafitaanka xannuunka safmarka ah ee Co…