wargeyskadawan.com
Xukuumada Somaliland oo laba Dhaan Biyood ka dhisaysa Gobollada Maroodi jeex iyo Saaxil.
Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa wadda qorshe ay laba Dhaam Biyood, kaga hirgelinayso, gobollada Maroodi jeex iyo Saaxil. Haddii labadan Dhaam Biyood, ay noqdaan kuwa hirg…