wargeyskadawan.com
Drs. Edna Aadan oo walaac ka muujisay Heerka uu marayo Xannuunka Covid-199.
Hargeysa ((Dawan) – Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa walaac ka muujisay heerka uu marayo Xanuunka Covid_19. Edna oo u warrantay Telefiishanka SAAB, ayaa sheegtay in xanuunku uu Somaliland si maalinl…