wargeyskadawan.com
“Guul-darro 2-aad Xisbigu uma taag Hayo, Waxaan gartay maanta inaan ahay kii Badbaadin lahaa”Cabdillaahi Dahab
Hargeysa (Dawan) Siyaasi Cabdillaahi Dahab, kana mida saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in aan loo baahnayn guuldaro danbe oo xisbigooda soo wajahda, isla marka…