wargeyskadawan.com
Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco waxa Si Rasmi ah uga Bilaabmay Tallaalka Xannuunka Covid 19.
Hargeysa (Dawan) – Sida uu ku soo waramaayo wariyaha wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA Maxamed Yuusuf Cabdilaahi (Maxamed Wardi) waxa talaalkaas si rasmi ah daah-furay maamulka wasaaradda caaf…