wargeyskadawan.com
Madaxweynaha oo Qaabilay Hablo u dallacay Saraakiisha Ciidanka Booliska
Hargeysa-(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay hablo dhallinyaro ah oo katirsan ciidanka Booliska, kuwaas oo u dallacay derejada sarkaalnimo. Kulank…