wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha ayaa  Soo Dhaweeyay ansixinta Xeerka shaqaalaha Dawladda
Hargaysa (Dawan) Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha Dawladda Somaliland, mudane Farxaan Aadan Haybe, ayaa u mahad naqay ciddkasta oo kaalin ka qaatay in dhamaystirmo, isla-markaasna meel-maro…