wargeyskadawan.com
Qaadashada kaadhka codbixinta oo ka Socota Maroodi-jeex, Togdheer iyo Awdal
Hargeysa (Dawan)- Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabay gobollada Maroodi-jeex, Awdal iyo Togdheer, hawsha qaybinta Kaadhka diwaan-gelinta codbixiyeya…