wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Maroodi-jeex oo Shaqada laga Joojiyey
Hargeysa-(Dawan)- Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) ayaa shaqada ka Joojiyey guddoomiyaha Waxbarashada ee gobolka Maroodi-jeex. Warqad kasoo …