wargeyskadawan.com
Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyay Mas’uuliyiin Kala Duwan Oo Golahaasi La Hor Keenay
Hargeysa-(Dawan)- Fadhigii Maanta ee golaha wakiillada Somaliland oo uu shir guddoominaayay guddoomiyaha golahaasi mudane Baashe Maxamed Faarax, iyada oo fadhigaasi ay soo xaadireen 43 mudane ayaa …