wargeyskadawan.com
Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo Qaatay tallaalka Covid-19
Hargeysa (Dawan) Waxa maanta ka bilaabmay guud ahaan xarumaha Wasaaradda Maaliyadda JSL hawsha qaadashada talaalka xanuunka saf-marka ah ee COVID-19. Xirfadlayaal caafimaad oo ka socda Wasaaradda C…