wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafiyey Maxaabis
Hargeysa-(Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan. Waxana sidaa lagu sh…