wargeyskadawan.com
Muhaajiriin ku dhimatay xeebaha Dalka Jabuuti
Jabuuti (Dawan) Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti kadib markii ay qalibantay dooni ay saarnaayeen, sida ay ku warrantay Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha socdaal…