wargeyskadawan.com
Somaliland: Tirada dadka u dhimanaya COVID-19 oo korodhay April
Hargeysa (Dawan) Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Somaliland ayaa sheegay inay kordheen tirada dadka uu soo ridanayo iyo kuwa u dhintay xanuunka COVID-19 Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inay 11-kii maalmo…