wargeyskadawan.com
Dagaal Mar kale ka qarxay Gobolka Sool oo khasaare Sababay
Holhol-(Dawan)-Dagaal ayaa saaka mar kale ka dhacay Ceelka Dhabar Dalool oo 25 Km kaga beegan dhinaca Koonfureed magaalada Xuddun ee gobolka Sool. Wararka uu Wargeyska Dawan helaayo ayaa sheegaya i…