wargeyskadawan.com
Hooyo 20-sanno Xoola ay Raacdo ku Maareysa Nolosheeda Fariina u Dirtay Bulshada
Burco (Dawan) Hooyo Canab Cali Nuur, waxaa ay nolosheeda ku maareysa raacista xoolo aan badneyn, kuwaas oo xaafadaha leh ay ka qaadato waxooga khidmada Sidoo kale hooyadani waxaa ay xustay in 20-sa…