wargeyskadawan.com
Suldaanka Guud ee Somaliland oo Baaq Nabadeed u Diray Beelo Walaalo ah o ku Dagaallamay Gobolka Sool
Hargeysa (Dawan)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Baaq nabadeed u diray Beelo walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanka Ceelka Dhabar-da…