wargeyskadawan.com
Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee sannadlaha ah ayaa laga Daah’furey Masjidka Cali Mataan
Hargeysa (Dawan) Tartanka qur’aanka kariimka ah ee sannadlaha ah ayaa laga daah’furey masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa. Tartankaas ayaa loo qabtay ardayda xafidsan Qura’aanka Kariimka ah…