wargeyskadawan.com
Gudida Wanaag Farista Oo Nabad Ugu Baaqay Beelo Dhawaan Diriri Ku Dhex Martay Gobolka Sool
argeysa (Dawan) – Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Oo Baaq Nabadeed u Diray ardaayada beelihii dhawaan dirirtu ku dhex martay degaanka Dhabar dalool ee gobolka Sool. Xoghayaha g…