wargeyskadawan.com
Wasiir Saajin oo ka Sheekeeyey Maraxilkii ay Murashixiinta ku soo Xuleen
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska mudane Maxamuud Maxamed Xasan Sacad Saajin, ayaa si qoto dheer uga waramay maraaxilkii ay ku soo xuleen murashixiinta xisbiga…