wargeyskadawan.com
Ciidanka Booliska oo soo Bandhigay Bakhtiga Libaaxii baxsaday
Hargeysa (Dawan) -Ciidanka Booliska Somaliland ayaa saaka waabarigii ku guulaytay inay toogtaan libaaxii xalay fiikii ka dhacay beerta Libaaxyada ee Cali Waran- cadde. Ciidanka Booliska ayaa sheega…