wargeyskadawan.com
Waxa la joogaa Xiligii Marsada Berbera ay inoo Goyn lahayd Fursado Dhaqaale iyo Siyaasadeed
Berbera waa marso caalami ah waxaanay leedahay taariikh fac weyn oo ku siman ilaa qarnigii 19aad, xiligaas oo lagu tilmaamay inay ahayd kadinkii Badda cas iyo Geeska Afrika. Dekedda Berbera waxa ay…