wargeyskadawan.com
Hargeys: Ururka Geeleyda oo lagu Wareejiyay Dhir xoolaha Manaafacaad u leh.
Hargeysa (Dawan) Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland, ayaa toban kun oo geed ku wareejisay ururka geelayda Somaliland. Dhirtan oo ah kuwa lagu naaxiyo xoolaha waxa wasaaradd…