wargeyskadawan.com
Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL oo madbacadda qaranka ku wareejisay daabacaadda manhajka waxbarasho ee dalka.
Hargeysa(Dawan)-Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa madbacadda qaranka ku wareejisay daabacaadda manhajka waxbarasho ee dalka. Munaasibadda ay ku kala saxeexdeen heeshiisha daabacaadda Ma…