wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Shacabka Caasimadda la Ciida
Hargeysa (Dawan):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidul-fidriga. Madaxweynaha oo ay …