wargeyskadawan.com
Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Soo Saaray Jadwalka Ololaha Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa(Dawan):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta ku dhawaaqay jadwalka Ololaha doorashada goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee Xisbiyada Qaranka Somaliland. Qoraal kooban oo kas…