wargeyskadawan.com
Gaadhida Guusha Iyo Adkaysiga!
Noloshu waxay qiimi ku leedahay markaad u dhabar adaygto dhibaatooyinka ku soo waajaha , hadaad noqoto qof niyad jab dhow oo guuldarada aan liqi karin ma gaadhid.