wargeyskadawan.com
Taageerayaasha KULMIYE ee Magaalada Burco oo Wacdaro Ka Dhigay Maalinta 2-aad ee Ololaha Xisbiga iyo madaxweynaha oo kala Qayb-galay
Burco (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa taageerayaasha KULMIYE ee magaalada Burco iyo deegaannada dhinaca Waqooyi kaga te…