wargeyskadawan.com
Somaliland: Isu-socodka Gaadiidka oo la Hakiyay guud ahaan
Hargeysa (Dawan) Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in xayiraad la saaray isu-socodka gaadiidka afarta subaxnimo ee Caawa ilaa lixda fiidnimo. Waxaana lagu adkeeyay in ay shacabku u ho…