wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo Subaxnimadii Hore Ee Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Goobta Codbixinta ee Hay’adda Shaqalaha
Hargeysa (Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo subaxnimadii hore ee saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu hore uga qaatay kaadhk…