wargeyskadawan.com
Burco: Wiil aan la aqoonsan Maydkiisa oo isku Daldaley gudaha magaalada
Burco (Dawan) ALLE haw naxariiste wiil dhallinyaro ah ayaa habeenkii xalay isku daldaley mid ka mida dhirta ku taala gudaha magaaalada Burco, waxaana maydka marxuunka la geeyay cisbitaalka guud ee…