wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha golaha Guurtida oo Boggaadiyay Hannaanka ay ku soo Dhamaatay ku dhawaaqista Natiijada Doorashadii Dalka ka Dhacday
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay ku dhawaaqistii natiijadii hordhaca ahayd ee doorashadii isku sidkanayd ee degmada Hargays…