wargeyskadawan.com
“Waxaanu ku Heshiinay WADDANI in aanu Qaadano Maayarka Hargeysa iyaguna ay Qaataan Gudoomiyaha Baarlamaanka”
Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Siciid Cabdisamad Cudhay oo ka mid ahaa Xildhibaanadii xisbiga UCID uga soo baxay Doorashadii Golaha Deegaanka Hargeysa, una taagnaa tartanka maayarnimada caasimadda, ay…