wargeyskadawan.com
Waxqabad Noocee ah ayaa looga Fadhiyaa Maayarka Cusub ee Caasimadda Hargeysa?
Qore: Cumar Maxamed Faarax Hargeysa (Dawan) Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa ee la soo doortay, ayaa maanta duqa Magaalada u doortay Cabdikariin Axmed Mooge, halka ku xigeenkiisana lo…