wargeyskadawan.com
Wefti uu Hoggaaminaayo Guddoomiyaha gobolka Xaysimo oo Gaadhey Magaaladda Xalin ee Gobolka Xaysimo.
Taleex (Dawan):-Wefti balaadhan oo ay hogaaminayaan Badhasaabka gobolka Xaysimo iyo maayirka degmada Taleex ayaa gaadhey magaaladda Xalin oo ka tirsan gobolka Taleex. Weftigan oo ay sidoo kalena ka…