wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in ay Waraaqo u kala dirtay caalamka
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in Somaliland ay waraaqo u dirtay caalamka si loo iib geeyo doorashooyinkii qabsoomay dalka…