wargeyskadawan.com
Dariiqa Gaadhidda Guusha
Guusha waxay ku timaadda fikir xeel dheer iyo dadaal ku dhisan qorshe cad iyo dariiq sugan waa in aynu la nimadana adkaysi iyo dulqaad inta lagu jiro dariiqa dheer ee guusha lagu gaadhayo.