wargeyskadawan.com
Khadiija Axmed oo loo doortay Maayirka Degmada Buuhoodle
Golaha Deegaanka Degmada Buuhoodle, ayaa maanta xildhibaan Khadiija Axmednuur Aadan u doortay inay noqoto Duqa Degmadaasi. Khadiija ayaa kamida saddex gabdhood oo ku soo baxay Goleyaasha Deegaanka …