wargeyskadawan.com
Golaha Guurtida oo ka Dooday Shilalka Gaadiidka
Hargeysa-(Dawan)-Golaha Guurtida Somaliland oo dood ka yeeshay shilalka gaadiidka iyo wadista baabuurta ee ku soo badanaya dalka. Mudanayaasha Golaha Guurtida oo ku guddo jira Kalfadhiga 75aad ayaa…