wargeyskadawan.com
“Waxa Somaliland usoo kordhay waa wax Itoobiya usoo kordhay” Madaxweyne Cagjar
Berbera-(Dawan) Madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo qayb ka wufuud ka qaybgashay xaflad furitaanka dekadda Berbera ayaa guul weyn ku tilmaamay horumarka Somaliland. Madaxwe…