wargeyskadawan.com
Ciidanka Booliska Somaliland oo xidhay konton dhallinyaro ah
Boorama-(Dawan) Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda somaliland ayaa labadii todobaad ee u danbeeyey xabsiga dhigay in ka badan konton dhallinyaro ah oo ku sugnaa magaalada boorama kuwaasi oo dabaal deg…