wargeyskadawan.com
Danjire Barkhad Kaariye oo ka hadlay hawlahaa ay Safaaradda Somaliland ee Itoobiya u qabato bulshada
Hargeysa-(Dawan) Safiir ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Itoobiya Oo Ka Waramay Hawlaha Safaaradda Itoobiya U Qabato Bulshada Somaliland Ee Dalkaas U Safaraysa Iyo Jaaliyadda Degan Ito…