wargeyskadawan.com
Wasiirka Arrimaha gudaha oo kula dardaarmay wada shaqayn iyo dulqaad Golaha Deegaanka Hargeysa
Qore. Saleeban Kalshaale Hargeysa(Dawan)-Wasiirka Arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo hadal ka jeediyey munaasibad ay maanta xilka kula kala wareegeen Maayerkii hore ee…