wargeyskadawan.com
Wasaarada Waxbarashada oo ka Hadashay Bugaag ku Xanibnaa Madaarka Hargeysa oo Dib loo  Fasaxay
Hargeysa (Dawan) Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa sheegay buugag ka soo degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, isla markaana ay lahayd shirka Hemo Books oo muddo dha…