wargeyskadawan.com
“Madaxwaynuhu Waa Handaraab Iyo Lacag Buu Bixinayaa Kala Daaya…” Cabdillaahi Cukuse.
Hargeysa-(Dawan)- La-taliyaha Madaxweyne Biixi ee dhinaca doorashooyinka Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay loollanka shir guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland ee u dhaxeeya Xukuumad…