wargeyskadawan.com
Buuhoodle: Cuqaal iyo Waxgarad ku baaqay in Guddoomiyaha Golaha loo doorto Xildhibaan Faratoon
Cuqaal iyo waxgarad ka soo jeeda Deegaamada Gobolka Buuhoodle oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Qorulugud, ayaa taageeray Murrashaxnimada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Xildhibaan Yaasiin Xaa…