wargeyskadawan.com
Cisbitaal Caalami Ah Oo Baadhaya Baahiyaha Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa
Hargeys-(Dawan) Cisbitaalka Wan Fang ayaa bilaabaya daraasayn iyo baadhis ku samaynaayo baahiyaha gaarka ee ka jira Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. Wakiilka Somaliland ee Taiwan, Amb…